Masuul Soomaali ah oo Shaaciyay in uu ku biirayo Dagaalka ka dhanka ah TPLF

Ra’isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa hormuud u ah masuuliyiinta, dadka magaca leh iyo bulshada kale ee ku biireysa dagaalka looga soo horjeedo in talada dalka kula wareegaan Qowmiyada Tigrey. Injineer Maxamed Shaale Isxaaq oo ah madaxa xisbiga haya talada Itoobiya ee u qaabilsan Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa shaaca ka qaaday in uu ku … Continue reading Masuul Soomaali ah oo Shaaciyay in uu ku biirayo Dagaalka ka dhanka ah TPLF